26 November 2011 - Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir ayaa sawir gacmeed dhab ka hadala ka sameeyay Safiirka Somalia u fadhiya Kenya Mohamed Ali Americo oo sanadahii la soo dhaafay noqday Diblomaasi taariikhda Wadaniyiinta Somalia baal Dahaba ka galay. Sawir Gacmeedka cusub ee Amiin Caamir wuxuu ku muujiyay sida Mohamed Ali Americo uga warqabo Agoonta,cuuryaamiinta iyo … Continue reading
Full story:somalidaily Benadirland or Lalaland: A Myth or a Reality In recent days the Somali media has been reporting on an ongoing secret meeting in Nairobi, Kenya to discuss the formation of a Banadir regional state known as Benadirland. As you can see in the picture below, the meeting’s participants are all from a single … Continue reading
SomaliaObserver| Oct 7, 2011 “Gobolka Waqooyi Bari Markiisii hore waa ka Dambeeyey Gobolada kale ee Kenya marka Hadda waxaa la Doonayaa in loo sii Dhameeyo”. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxay sheegayaan in uu kulan balaaran uu dhexmarey Madaxweynaha wadanka Kenya Kibaki iyo xubno ka socdey Gobolka waqooyi Bari ee Dalka … Continue reading
Turkiya waxay si hagar la’aan ah uga hawlgashay u gargaaridda dadka macaluushu ku habsatay oo kasoo barakacay lix gobol oo kamid ah gobollada koofureed. Kaalmadu waxau isugu jrtaa gurmad deg deg ah oo ku saabsan quudin iyo daryeel caafimaad ah, iyo mid ku wajahan waxbarashada guud. Si ay u joogtayso hawlqabadka ay Turkiya ka waddo … Continue reading
Caasimadda dalka Norway ayaa waxaa dib uga furmay dacwad sanooyin soo jiitameysay taas oo la xiriirta arrimaha argagixisada. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo C/raxmaan Cabdi Cusmaan islamarkaana ah ninka dacwadu ku socoto ayaa horay waxa ay maxkamadu ka beri yeeshay eedemihii ay boolisku u soo jeediyeen ee ahaa in uu dhaqaale ku … Continue reading