Buuq ka dhextaagan Xisbiga Shaqaalaha kadib markii sadex Soomaali ah ay si lama filaan ah u soo galeen golaha deegaanka Oslo. Warar ka soo baxaya madaxda xisbiga shaqaalaha oo ay qoreen jaraaidyada Norway ayaa waxuu ku tusayaa inaan la jeclaysan in sadex Somali ah soo galaan golaha deegaanka halka Norwejigii kale ee lala rabay golaha deegaanka ay meesha … Continue reading
Fadhigii Baarlamanka KMG oo Mar Kale Gacmaha la Isula Tegay, Isla markaana markii Dambe Af Garad Ku Soo Gaba Gaboobey Iyadoo maantay sidii qorshuhu ahaa xildhibaanada Baarlamanka KMG ee ka soo horjeeda Guddoomiyihii hore Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ay u Madalsanayeen Xarunta Golaha Shacabka ayaa sheekadaba waxa ay ku bilaaban tay Ciidamada … Continue reading