//

pansomalism

pansomalism has written 45 posts for PanSomalism

Cirka Somalia: Reer Ba’ow Yaa ku Leh 2.

Cirka Somalia: Reer Ba’ow Yaa ku Leh 2. Waa qaybtii labaad ee Cirka Somalia Reer ba’ow yaa ku leh. Bishii marso 2013, waxaan in yar ka sheegnay sida boobka iyo Bililiqadu ugu dhacday Cirka iyo Hawada Somalia. Waxaan hadda ifinayaa in yar oo dhacday ka dib qormadii hore , balse aynu is xasuusino qayb yar … Continue reading

Cirka Soomaaliya: Reer Ba’ow Yaa ku Leh

Cirka Soomaaliya: Reer Ba’ow Yaa ku Leh PanSomalism Friday, March 01, 2013 Afeef iyo mahadcelin Wixii dhaliilo iyo turxaan ah oo qormadaani la timaaddo waxaa iska leh qoraaga, wixii bogaadin ahna waxaa ila wadaaga intii af ahaan, Ra’yi ahaan iyo Taariikh ahaanba ila turxaanbixisay. Hordhac Dhibaatooyinka qaranjabkii Soomaaliya la yimid tiro waa dhaafeen. Qaarkood waa … Continue reading

Madaxweyne Mooge: Muxuu kala Socdaa muranka xadeynta badda ee loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee Qaramada Midoobay ee Hague?

Faalladii PenSomalia | August 29, 2014 Sida ay faafisay wakaaladda wararka ee AP maalintii shalay (August 28, 2014), Soomaaliya waxay maalintii khamiista weydiisatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee Hague in la calaamadeeyo xuduudda badda ee ay Soomaaliya la wadaagto waddanka Kenya. Sida warku sheegay, codsiga ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah waxay … Continue reading

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbiyey Qoraal ka hor imanaya Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law no. 37

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbiyey Qoraal ka hor imanaya Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law no. 37 Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyey qoraal ku taariikhaysan June 30, 2014 kaas oo ku saabsan badda Soomaaliya, waxaana UN-ku faafisay July 3, 2014. Qoraalkaas oo si qayaxan uga hor imanayaa (ama … Continue reading

FEDERAAL, DOWLAD-GOBOLEEDYO IYO QABYO-QORAALOOW DANTEE LA IDINKA LAHAA?!

HORDHAC Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada. Aan ku billaabee, Federalku micna ahaan afka Somaliga marka loo badalo waa “Goboleysi”. Waxaana sidiisaba isticmaala caalamka 20+ … Continue reading

SYL ,SNL iyo Faysal Cali Waraabe

May 06, 2013 Moment Media Ethics – Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, wuxuu ku dooday in taariikhdii Somali Youth League (SYL) laga saramariyay taariikhdii Somali National League (SNL), mid ka mid ah xisbiyadii gobonimodoonka gobolladii Biritishku gumaysan jiray. Hadalka Faysal wuxuu ku soo beegmay xuska geeridii marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal oo ahaa hoggaamiyihii xisbigii SNL, … Continue reading

Our Somali ladies: the two foreign ministers……!!

A unique revolution in gender politics is taking place in East Africa, a region not known for giving political power to women. And as incredible as it may sound, Somalia, a county which has been accused of oppressing women, is uncharacteristically leading these huge changes. Indeed, Somalia is the fifth worse place in the world … Continue reading

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego

Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com … Continue reading

Shirkii Xornima-Doonka Soomaaliyeed oo kusoo gabagaboobay Koonfur Afrika

Shirweynahii jaaliyada Somalida Ogadenia ee South Africa uga socday Port Elizabeth, kana soo qaybgaleen Boqolaal qof ooy kujiraan haayadaha xuquuqul insaanka ayaa jawi caadifad iyo cadho Ethiopia loo qabo kusoo gabgaboobay. Shirkan oo ah mid ay Jaaliyada Somalida Ogadenia sanad walba ku qabato Xorunta Jaaliyada oo Ku taala magaala Madaxda Gobalka Eastern Cape ee Port … Continue reading

Qormo:- Burburintii Dunidii Beesha Baajuunta

  Ugu yaraan muddo dhan 500 sannadood, Beesha Baajuuntu way bulaaleen, ayagoo ku sugnaa jiritaan nabdoon, haysan quud ka badan nololmaalmeedka (subsistence existence), kuna kasban jireen kalluumaysiga, ganacsiga iyo abuurka beeraha, laga soo bilaabo magaalo xeebeedda Kismaayo ilaa cirifka waqooyi ee jasiiradda Baate (Pate) ee dalka Kenya, taasoo Kismaayo u jirta masaafo dhan 250 km. … Continue reading

July 2017
M T W T F S S
« Feb    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  

AP oo yaraynaya ajnabiga.

Badda Soomaaliya Beec ma aha (Somalia is NOT for Sale): Xildhibaan Dalxa

Wall of Truth